Dihaam Warsame

Ragu waxa ay daremaan in jaceyl loo hayo marka la xuso abaal ka ay galaan, loo mahadceliyo ama aaminaad loo muujiyo, halka dumarku ay jaceyl dareeman marka loo muujiyo damqasho, daneyn, xushmad iyo dareen kooda o la fahmo. Ragu waxa ay xiiseyan walxaha sida dhisida buundo, soo saarida gaari cusub ama xalinta dhibaato jirta halka dumar ku ay aad uga fog yihiin. Iyagu wa dumarke waxa ay daneeyan quruxda, xidhiidhada iyo dadka.

Raggu: wuxu Jecelyahay in si madax banaan loo xalliyo mashaakilaadka, oo uu ka salgaaro kama hadlaan ilaa ay xaliyaan maahe. dumarka Inta badan waxay door bidaan inay arrimaha ka hadlaan oo ay talo raadsadaan oo nafisadaan ayey raadiyaan isma caburiyaan waa abuurtooda.

Dumarku iyo Ragga sida kala duwan oo ay uga jawaabaan walaaca ama dhibaatada ayaa muhiim u ah dhisidda xiriirro adag. Marka ragga ay walaacsan yihiin, waxay inta badan door bidaan inay ka baxaan oo ay waqti ku qaataan keligood si ay u habeeyaan fikradahooda iyo shucuurtooda.
Markay dumarku dhibtaateysanyihiin, waxay inta badan raadsadaan taageero niyadeed iyo isku xidhka kuwa kale si ay uga caawiyaan inay la qabsadaan murugada iyo dhibaatada heysato.

Ugu dambeyn; Fahamka Kala duwanaanshaha:
Ragga iyo dumarku waxay leeyihiin habab u fakar, dareen, iyo falcelin kala duwan taas oo ay ugu wacan tahay arrimo bayooloji, nafsiyeed iyo bulsho, aqbalida kala duwanaanshahan ayaa ah tallaabada ugu horreysa ee loo qaadayo fahamka iyo ixtiraamka midba midka kale aragtidiisa.

Siyaabo badan ayaa lagu bartaa kala duwanaanshaha jinsiga midba midka kale ugu horeyn, naftaada Wax Bar: Akhri buugaag, ka qaybgal aqoon-is-weydaarsiyada, ama ka qayb-qaado doodaha si aad wax badan uga barato kala duwanaanshaha jinsiga.

Inta guur qorsheyneyso, kuwa ku jira iyo kuwa mustaqbalka rabaan in ay noqdaan iyo xitaa kuwa leh xiriiro waxaan kula talin lahaa in ay akhriyaan buugaan si aydaan iskugu dhibtoon oo aad u ogaataan kala duwanaanshaha si ay nolosha horey ugu socoto oo caqabadaha nagu soo gedaaman uga guuleysano si wadajir ah iyo isfaham ah.https://dihaam.com/wp-content/it ends with us

  • Daqliga Dowladaha Horumaray

    Sources of Income for Developed Countries Waddamada horumaray waxay dakhli ka soo galaan ilo kala duwan oo u oggolaanaya inay maareeyaan oo ay ilaashadaan heerka sare ee nolosha, kaabayaal xooggan, iyo nidaamyo maamul oo tayo leh. Waa kuwan ilaha aasaasiga ah ee dakhliga ee waddamada horumaray: 1. Canshuuraha (Taxes)Canshuuraha Dakhliga: Mid ka mid ah ilaha…

  • Waa sidee nolosha wadamada horumaray?

    Wadamada horumaray waanu maqalnaa un ee inta badan lagu tilmaamo kuwa horumaray, waxa lagu gartaa nolol aad u saraysa, dhaqaale xoog leh iyo kaabayaal dhaqaale oo dhisan. Halkan waxaan kaga hadli doonaa dulmar guud oo ku saabsan sida ay u egyihiin iyo sida ay u maamulaan nidaamyadooda: 1. Heerka Sare ee NoloshaWadamada horumaray sida caadiga…

  • Soo koobida buuga (lontano da mogadiscio)

    Waxaan akhriyay buug u diyaarsan qaab xusuus qor ah balse ka hadlaya mawaadiic aad u kala duwan waxaa uuna buuga u qoranyahay qaab jacbur ah oo mawaadiicdu waa kuwa isku dhafan. Buugani waa xusuus qor ku saabsan nolosha Shiiriin oo soomaaliya ku dhalatay,ku barbaartay kuna nooleed horaantii kontameeyada ilaa xilligii dalku afgambi ay ku qabsadeen…

  • Soo koobida buuga (The productive muslim)

    waa kuma Mohamed Faris Mohammed Faris, oo sidoo kale loo yaqaan Abu Productive, waa aasaasihii ProductiveMuslim.com. Waxaa loo aqoonsaday inuu ka mid yahay 500 ee Muslimiinta ugu saamaynta badan caalamka, wuxuuna khibrad dheer u leeyahay tababarka wax soo saarka iyo ka hadalka fagaaraha (Islamic Self Help). Guud ahaan, “The productive muslim” kaliya maaha buug laakiin…

  • hibaayadaha dumarka (hobbies for women)

    Waa maxay hibaayad? hibaayadu waa shey loo qabanayo jacayl sido kale la qabanayo xiliyada firaaqada. Hiwaayadaha ayaa door muhiim ah ka ciyaara horumarka shakhsi ahaaneed, fayoobida maskaxda, iyo dhisidda xiriirka. Haddii aad ku raaxaysato dhaqdhaqaaqyada raadinta hal-abuurka, barashada xirfado cusub, ama ka qayb-qaadashada dhaqdhaqaaqyada bulsheed, helitaanka hiwaayad kugu qancisa waxay si weyn u kobcin kartaa…

  • Waa sidee Nolosha Guurka kadib?

    isbeddel ayaa kugu imaan doono: guurku wuxuu keenaa isbeddelka ugu weyn ee nolosha qofka iyo si kasta oo uu u diyaargaroobo, had iyo jeer waxay kugu noqon doontaa lama filaan. Markaad bilowdo inaad la noolaato xaaskaaga/ninkaaga, isbedelku waa lama huraan. Qaarkood waxay ku siin doonaan farxad, halka qaar kalena laga yaabo inay caqabad ku noqdaan…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *