Daqliga Dowladaha Horumaray
Sources of Income for Developed Countries Waddamada horumaray waxay dakhli ka soo galaan ilo kala duwan oo u oggolaanaya inay maareeyaan oo ay ilaashadaan heerka sare ee nolosha, kaabayaal xooggan, iyo nidaamyo maamul oo tayo leh. Waa kuwan ilaha aasaasiga ah ee dakhliga ee waddamada horumaray: 1. Canshuuraha (Taxes)Canshuuraha Dakhliga: Mid ka mid ah ilaha […]
Waa sidee nolosha wadamada horumaray?
Wadamada horumaray waanu maqalnaa un ee inta badan lagu tilmaamo kuwa horumaray, waxa lagu gartaa nolol aad u saraysa, dhaqaale xoog leh iyo kaabayaal dhaqaale oo dhisan. Halkan waxaan kaga hadli doonaa dulmar guud oo ku saabsan sida ay u egyihiin iyo sida ay u maamulaan nidaamyadooda: 1. Heerka Sare ee NoloshaWadamada horumaray sida caadiga […]
Soo koobida buuga (lontano da mogadiscio)
Waxaan akhriyay buug u diyaarsan qaab xusuus qor ah balse ka hadlaya mawaadiic aad u kala duwan waxaa uuna buuga u qoranyahay qaab jacbur ah oo mawaadiicdu waa kuwa isku dhafan. Buugani waa xusuus qor ku saabsan nolosha Shiiriin oo soomaaliya ku dhalatay,ku barbaartay kuna nooleed horaantii kontameeyada ilaa xilligii dalku afgambi ay ku qabsadeen […]
hibaayadaha dumarka (hobbies for women)
Waa maxay hibaayad? hibaayadu waa shey loo qabanayo jacayl sido kale la qabanayo xiliyada firaaqada. Hiwaayadaha ayaa door muhiim ah ka ciyaara horumarka shakhsi ahaaneed, fayoobida maskaxda, iyo dhisidda xiriirka. Haddii aad ku raaxaysato dhaqdhaqaaqyada raadinta hal-abuurka, barashada xirfado cusub, ama ka qayb-qaadashada dhaqdhaqaaqyada bulsheed, helitaanka hiwaayad kugu qancisa waxay si weyn u kobcin kartaa […]
Waa sidee Nolosha Guurka kadib?
isbeddel ayaa kugu imaan doono: guurku wuxuu keenaa isbeddelka ugu weyn ee nolosha qofka iyo si kasta oo uu u diyaargaroobo, had iyo jeer waxay kugu noqon doontaa lama filaan. Markaad bilowdo inaad la noolaato xaaskaaga/ninkaaga, isbedelku waa lama huraan. Qaarkood waxay ku siin doonaan farxad, halka qaar kalena laga yaabo inay caqabad ku noqdaan […]
Men Are from Mars, Women Are from Venus
Ragu waxa ay daremaan in jaceyl loo hayo marka la xuso abaal ka ay galaan, loo mahadceliyo ama aaminaad loo muujiyo, halka dumarku ay jaceyl dareeman marka loo muujiyo damqasho, daneyn, xushmad iyo dareen kooda o la fahmo. Ragu waxa ay xiiseyan walxaha sida dhisida buundo, soo saarida gaari cusub ama xalinta dhibaato jirta halka […]